war cusub Gu: WADANI ee Greater Manchester Cabdiraxmaan Abiib Xadi iyo Xubnokale oo iska casilay waddani

abiib

Gudoomiyihii laanta WADANI ee Greater Manchester Cabdiraxmaan Abiib Xadi, Ismaaciil Goox Axmed Xoghayihii WADANI ee Great er Manchester iyo Mubarak Cabdi Balcad Afyajyeenkii WADANI ee Greater Manchester dhamaan waxay ka mahad celiyeen soo dhawayntii diiranayd ee lagu qaabilay waxaanay balan qaadeen inay waayo aragnimo iyo wax kastoo arin iyo Aduunba ay la garab istaagayaan gaar ahaan laanta Greater Manchester iyo guud ahaanba Xisbi Xaakimka Kulmiye kuwaasoo hadaladoodii oo dhamays tiran laga daawan doono Tv ga qaranka oo munaasibada ka qayb galay.